Ronaldo ayaa kaalinta 1aad kaga jira tobanka xiddig ee ugu saameynta badan dunida. [Portugal] Laacibkaan reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha ugu saameynta badan dunida, sida ay shaacisay xog aruurin la sameeyay. Laacibkaan 37 jirka ah ee afka hore uga ciyaara Manchester… by Jalwa June 24, 2022 Sports