Ra’iisul Wasaare Xamse oo bari hortagaaya BFS [Muqdisho] Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta Xildhibaanada u diray farriin qoraaleed loogu sheegayo in maalinta berri ah uu jiro kulan uu ajandihiisu yahay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Qoraalka… by Caana July 24, 2022 Wararka