[Mogadishu] Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wada wadatashiyadii ugu danbeeyay ee ku aadan magacaabida golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya, Kulamadan ayaa waxaa uu la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada,…
[wasiirka 1aad] sida ay noosheegayaan ila wareedyo waxaa maantay loo balansanaa in uu dhoco kulanka baarlamaanka kaasoo lagu horgaynaayo ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumada Somalia mudane Xamse Cabdi Barre sidaan warakeeni horay…
Hogaamiye katirsan Alshaabaab oo wax laga waydiiay in ay wadahadal lafurayaan dowladda cusub ee uu hogaamiyo Xassan Sheikh Mohamud ayuu ugu jawaabay in ay marna lagalayn wax wada hadal ah, Mahad Karatay…
Xassan Ali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabistii shalay galab dhacday ee Ra’iisul wasaaraha cusub lagu doortay. Kheyre waxaa uu talooyin usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya,…
Waxaan hambalyo u dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Ra’iisul Wasaraaha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajaynayaa in uu Eebbe…