Muqadisho La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa bogaadisay tallaabadii uu Baarlamaanka Galmudug ku ansixiyay sharciga xakameynta hubka. Waxay sheegtay…