Nin Falastiini ah oo Qudus ka fuliyey weerar qasaaro badan geestay Nin hubeysan oo Falastiin kasoo jeeda ayaa toddoba qof dilay saddex kalena ku dhaawacay banaanka kaniisada Yahuudda oo ku taalay magaalada Qudus, ninkani ayaa fuliyey mid ka mid ah weeraradii ugu dhimashada… by Caana January 28, 2023 Wararka