Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay xoghayaha guud ee Jamacada Carabta [Qaahira] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd. Madaxweynaha… by Caana July 26, 2022 Wararka