[Kenya] Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in maanta dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabeyso dhoofinta qaadka Miiraaga ee la keenayo Soomaaliya, kadib heshiis rasmi ah oo ay dhowaan labada waddan…
Warar nasoo gaaray dhawaan ayaa sheegaya in saraakiil badan oo lasoo shaqeeyay madaxerynihii hore ee dalka mudane Mohamed Abdulaahi Farmaajo ay iskaga tageen waddanka, wararka ayaa intaas ku daray in saraakiishaan ay…
Kenya waxay garaacday albaab kasta oo ay dib ugu heli karto suuqii weynaa ee soomaalida, kaas oo ah suuqa qaadka. Wasiirka beeraha Kenya ayaa dhawaan sheegay in kulankii Xassan sheikh maxamuud iyo…