[News-Puntland] Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garawe ee caasimadda Puntland, halkaas uu ku sugnaan doono muddo labo maalin ah. Wafdiga Madaxweyne Xasan…
[Garawe] Saciid Cabdulahi Deni madaxweynaha maamulka Puntland ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ku qaabilay walkiilo kasocday beesha caalamka oo uu hogaaminaayo Ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya Ambassador James Swan, waxaana socodkaas ku wehlinaayay…
[Puntland] Saciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa xalay daahfuray shirwaynaha gurmadka abaaraha, isagoo shirar kala kale layeeshay ururada bulshada rayidka ah ee Puntlan. Xafiiska madaxweynaha ayaa shaaciyay in Denu uu kala…
[Puntland] Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladasai ka baxsadeen maxaabiis loo heestay in ay katirsan yihiin Al Shabaab, kuwaa oo qaarkood xukun…