Soomaaliya oo lasafatay Shiinaha kadib tallaabadii ay qaaday Pelosi [Pelosi] Dowladda federalaka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay siyaasadda “Hal China” xilli xiisad xooggan ay ka dhex qaraxday Mareykanka iyo Shiinaha oo ku aadan jasiiradda Taiwan ee sheegata inay ka go’aday… by Caana August 7, 2022 Wararka