[NISA] Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday dhammaan mushaaraadka ay qaataan Saraakiisha, Ciidamada iyo howlwadeenada kale ee ka…
[Mogadishu] Warar ay noo xaqiijiyeen ila muhiim ah oo katirsan Hay’adda NISA ayaa sheegaya in isbadel lagu sameeyay qaabkii ay ciidamada iyo saraakiisha Hay’adda u shaqayn jireen tan iyo marki hogaanka uu…
[Gedo] Waxaa dib u laabtay taliyaha nabad sugida gobolka Gedo Bakaal Kooke oo dhor cisho magaalada Muqdisho ku sugnaa, dhowr kulan oo dhexmaray Bakaal Ivo taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa ku soo…
[Mogadishu] Ciidamada NISA ayaa qaaday tilaabo ka duwan kuwii hore iyagoo ka jawaabay cabashadii oga timid dad reer Muqdisho kuwaas oo dhac joogta ah loo gaysto, ciidamada oo xalay sameeyay tilaabooyin kala…