[America] Ilhaan Cumar waa gabar Soomaali ah, kana tirsan Congress-ka waddanka Mareykanka ayaa markii saddexaad guul taariikhi ah ka soo hoyday doorashada xilliga dhexe ee dalkaas, taas oo labadii sanaba mar la…
[Gobolka Hiiraan] Ciidamada dowladda iyo Ciidamada dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay la wareegeen Saldhigii difaac ee ugu weynaa Khawaarijta oo ku yaallay Gobolka Hiiraan, kaasoo ku dhow xaruntooda…
[Puntland] Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee gobolkaasi, kadib markii ay ka baxeen ciidamada…
[Somalia] Qorax madoobaad saameyn doona qeybo ka mid ah caalamka ayaa la filayaa inuu dhaco maanta oo Talaado ah ku beegan 25ka Oktoobar sida ay sheegayaan heyadaha ku xeeldheer culuumta hawada sare.…
[Abu Dhabi] Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…
[Canada] Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas…
[Kenya] Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa goordhaw go’aamisay in sax tahay hannaankii loo maray doorashadii guud ee dalkaasi, gaar ahaan tan Madaxweynaha oo guddiga doorashada horey u shaaciyeen in uu ku…
[Somalia] Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ahna madaxa UN-OCHA Martin Griffiths iyo wafdi uu…
[Beledweyne] Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, si ay ugu kuur-galaan xaaladda abaaraha, una dhiirigeliyaan ciidamada qalabka sida ee la dagaallamaya…
[Somalia] Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada howlgalka ATMIS iyo dagaalayahanada Al-Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Buulo-colow oo hoostaga magaalada Baraawe ee gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid culus…