Warar nasoo gaaray dhawaan ayaa sheegaya in saraakiil badan oo lasoo shaqeeyay madaxerynihii hore ee dalka mudane Mohamed Abdulaahi Farmaajo ay iskaga tageen waddanka, wararka ayaa intaas ku daray in saraakiishaan ay…
Xassan Ali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabistii shalay galab dhacday ee Ra’iisul wasaaraha cusub lagu doortay. Kheyre waxaa uu talooyin usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya,…
Waxaa lafilayay in maanta lagu dhawaaqo wasiirk koowaad ee dalku yeelanayo, Balse warar iminka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in ay magacaabistaas kutimid dib udhac, waxaana jira caqabado farabadan oo hareeyay, xalay ayay…
Waxaa heer gabagaba ah maraya magacaabista Ra’iisul wasaarah cusub ee soomaaliya, kulama uu waddo madaxweynaha qaranka ayaa maraya heer gabagaba ah, latashiyo iyo kulamo uu laqaadadanayo maamul goboleedyada iyo madax kala duwan…
Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii 1aad yeeshay, waxeena ku kulmeen Xarunta Aqalka Sare. Kulan ka maanta Ajendihiisa…
saciid Dani madaxweynahay maamulka puntland ayaa xalay waji gabaxnimo kala kulmay madaxweynaha soomaaliya Xassan Sheikh maxamuud kadib kolkay xalay is ku fahmi waayeen qofka loo magacaabaayo Ra’sul wasaaraha dalku yeelanayo. waxaa laxasuustaa…
Madaxa shirkadda Telsa Elon Musk ayaa sheegay in goobaha shidaalka ee shirkadda laga aqbalay cryptocurrency-ga loo yaqaan Dogecoin. Magalada Santa Monica ayaa si Official ah u sheegtay in ay aqbalayso lacagta looyaqaan…