Dowladda Turkiga ayaa mar kale si weyn uga carootay bannaan bax lagu gubay qeebo kamid ah kutaabka Qur’aanka Kariimka oo ka dhacay barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee ku taalla magaalada Copenhegan…
[Spain] Dowladda Turkiga ayaa wax ka bedeshay go’aankii ay ku diidaneed in dowladaha Sweden iyo Finland in ay xubin ka noqdaan Ururka Gaashaanbuurta NATO, waxaana xal laga gaaray khilaafka Turkiga kala dhaxeeyay…