[update] Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa daqiiqado yar kahor ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Isgooska Soobe. Warar horu dhac…
[Canada] Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas…
[Kenya] Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa goordhaw go’aamisay in sax tahay hannaankii loo maray doorashadii guud ee dalkaasi, gaar ahaan tan Madaxweynaha oo guddiga doorashada horey u shaaciyeen in uu ku…
[Muqdisho] Wararka laga helayo gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dab xoogan oo geystay khasaare hantiyeed uu ka kacay Suuqa degmada Dharkenley ee loo yaqaanno Suuq Boocle. Dabka…
[Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bixiyey xog cusub oo ku aadan dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, kaas oo uu hadda ku yimid…
[Muqdisho] Wasaaradda Macdanta iyo Bartoolka Soomaaliya ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii wasaaradda ee ku taalla xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qoraalkan ayaa…
[Muqdisho ] Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray ciidamo cusub oo kamid noqonaya booliiska ATMIS , ciidankan oo ka socda dalka Nageria ayaana bedelaya ciidamo kale oo dalkaasi ka socday oo dhameestay…
[Puntland] Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta amray in diyaaradii ay lasocotay ay cago dhigato Garoonka Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ahna Gudoomiye kuxigeenka…
[Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaabistiisa iyo Kalsoonida gollaha Shacabka ee shalay uu…
Waxaa dhawaan soo idlaatay magacaabista wasiirka 1aad ee xukuumada fedraalka Soomaaliya. Markaan waxay diiradu saarantahay magacaabista gudoomiyaha gobolka banaadir, xisbiga talada dalka haya ee UPD waxaa u diyarsan dhowr qof oo ladoonayo…