Garowe Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland iyo sidoo kale kuwa mucaaradka ee ku…
Bayaan wadajir ah oo ay goordhow soo saareen madax uu kamid yahay madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif ayaa ka digay mudo kordhinta ay wadaan godoonka labada gole ee Baarlamaanka. sidoo kale…