Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay madaxa SAVE THE CHILDREN UK. [ Muqdisho ] Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay madaxa ugu sarreeya hay’adda Save the Children ee Ingriiska Ms… by Caana June 23, 2022 Wararka