Xassan Ali Kheyre Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabistii shalay galab dhacday ee Ra’iisul wasaaraha cusub lagu doortay. Kheyre waxaa uu talooyin usoo jeediyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya,…
Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii 1aad yeeshay, waxeena ku kulmeen Xarunta Aqalka Sare. Kulan ka maanta Ajendihiisa…