Basaskii ugu xirfadda badnaa Al-shabaabka oo la Xukumay [Muqdisho] November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xiraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo haystaa in uu Alshabaab u qaabilsanaa Howlaha Basaasnimada. Xilliga ay… by Caana July 28, 2022 Wararka