[Matabaan] Maxamed Cali caadle wasiirka arimaha gudaha iyo dowlada hoose ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyaha gobolka Matabaan mudane Maxamed Sheikh Maxamuud, sidoo kale wasiirka ayaa u magacaabay xilkaas mudane Bashiir Cabdiraxmaan Cabdi(Sheekeeye).…
Cidanka xooga dalka ayaa saakay howgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabab kawada inta udhaxeysa dagmoyinka Matabaan iyo Beledweyn ee gobolka Hiiraan. Sakaariisha hogaamineyso howl-galka ayaa sheegay in dhowr aag laga weraray maleshiyad…