dhawaan ayay ahayd markii hawada Maraykanka qaasatan Shouth Carolina lagu arkay Buufin laga leeyahay dalka Shiinaha! Maraykanku waxaa uu sheegay in uu soo riday Buufinkaas oo lagu tilmaamay in uu yahay mid…
Waxaa kulan yeeshay safiirada caalamka ufadhiya dalkeena iyo madaxweynaha qaran ka Somalia mudanne Hassan Sheikh Mahamud. Waxaa uu madaxweynuhu kala hadlay safiirada qaarkood in ay si daahfuran iyo hufnaan ay kujirto ugu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Marwo Victoria Nuland oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Maraykanka…