Magacaabista Guddiga daba-galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano [Muqdisho] Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019, 2020, 2021 Xubnaha la magacaabay oo ka… by Caana June 30, 2022 Wararka