Madaxweynaha jamhuuriyada fedraalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maantay waxaa uu dhagaxdhigay guriga cusub ee loo dhisi doono Villa Soomaaliya. arintaan cusub wax faahfaahin ah lagama bixin hadday noqoto villa Somalia…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago magaalada Baydhabo si uu oga qayb galo shirka dib u hishiisiinta ee ka furmaya barito. Waxaa magaalada sii gaaray…
[Update] waxaa maantay ay ciidamada amaanka Jubbaland magaalada Kismaayo kabilaabeen howlgalo ka duwan kuwii horay looga bartay magaalda, kuwaasoo lagu xaqiijinayo amaniga xaafado badan oo kamid ah magaalada Howgaladaan ayaa ujeedkoodu uu…
[update] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Madaxtooyada Qaranka ku beeray 9…
[update] Waxaa maantay lasoo gabagabeeyay shirkii ka socday magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa dowlada fedraalka Soomaaliya.shirkaan oo socday mudo labo maalin ah ayaa looga hadlay dhowr…
[Wararka-gudaha] Kadib kulamo saddex maalmood ah oo wasiirrada wasaaradaha bani’aadminnimo ee dowlad goboleedyadu ku yeesheen magaalada Baydhaba ayey ka codsadeen dawladda federaalka in lasoo fasaxo lacag dhan $9.6 milyan oo dollar oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: …
[Mogadishu] Ra’iisul wasaaraha xukuumada fedraalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Baree ayaa amaray hay’adaha kala duwan ee aminga iyo gargaarka in ay si deg deg ah ugu jawaabaan xaalada gobolka Bakook oo deegaano…
[Gedo] Waxaa dib u laabtay taliyaha nabad sugida gobolka Gedo Bakaal Kooke oo dhor cisho magaalada Muqdisho ku sugnaa, dhowr kulan oo dhexmaray Bakaal Ivo taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa ku soo…
[Mogadishu] Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan is xog-waraysi ah la qaatay Agaasimaha guud ee wasaaradaha iyo hay’addaha dowlada fedraalka Soomaaliya, isaga oo madaxda kala hadlay muhiimada ay dowlada ugu fadhiso…