UK oo diiwaan-gelisay kuleylkii ugu sareeyey iyo dab ka kacay hareeraha London [London] Britain ayaa diiwaangelisay heer kulkeedii abid ugu sarreeyay oo ahaa 40-C (104F) maanta oo Talaado aheyd iyadoo kulaylka Yurub uu sii kordhayo, taasoo ku qasabtay waddooyinka tareenada inay xirmaan ka dib… by Jalwa July 19, 2022 Wararka