Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Britain oo lagu dhawaaqay [Britain] Liz Truss ayaa maanta loo magacaabay inay noqoto ra’iisul wasaare xiga ee Britain, ayada oo ku guuleystay hoggaanka xisbiga talada haya ee Conservative-ka. Kadib toddobaadyo loolan adag ah, oo siyaasiyiin badan… by Caana September 5, 2022 Wararka