[Jubbaland-News] Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada. Ugu horayn…
[Jubbland] Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo oo cusub oo lagu soo kordhiyay Jubaland kuwaas oo kala ah Dhoobley iyo Buurdhuubo oo ay horay usoo…
[Dhoobleey] Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay degmonimo u aqoonsadeen. Madaxweynaha iyo wafdiga la…