[Muqdisho] Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bixiyey xog cusub oo ku aadan dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, kaas oo uu hadda ku yimid…
[Mogadishu] Ra’iisul wasaraaha dalka mudane Xamse Cabdi Barre ayaa war kasoo saaray qarixii saakay kadhacay magaalada Jowhar, ra’iisul wasaaraha ayaa dadka shacabka oga tacsiyeeyey dhibaatadi kasoo gaartay qaraxaas. Ra’iisul wasaaraha ayaa qadka…
[Jowhar] Qarax aad uwayn ayaa kadhacay magaalda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan hotel lagu magacaabo Nuur Doob oo intiisa badan daganyihiin madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Wararka aan helayno ayaa…