Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismacil Cumar Geele ayaa maantay goobjoog ka ahaa heshiis ay dowlada Jabuuti lagashay kooxda qaabilsan teknoolajiyada cirka sare ee Hong Kong. Heshiishkaan maantay dhacay ayaa ku saabsan hormarinta…
[Jabuuti] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, isaga oo u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaare…
[Mogadishu] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf, ayaa kala hadlay adkaynta xiriirka walaaltinimo ee…
[Jabuuti] Madaxweynaha jamahuuriyada Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa uu socdaal kumarayay dalalka qaarada Africa, qaasatan kuwa dariska nala ah, socdaalkaan uu madaxweynuhu ku marayo wadamada dariska ayaa…