[Mogadishu] Mudane Xasme Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay safiirka Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya mudane Maxamed Axmed Al-cusmani, iyagoo kawada hadlay xiriirka labada dal. Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha…
[ Imaraadka Carabta ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo la wadaagay dadaalka…