[Mogadishu] Ciidamada booliiska iyo kuwa Nabad Sugida ayaa xalay howlgal qorsheesan ka fuliyay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, howlgalkan ayaa ahaa mid lagula dagaalamayay burcada hubeesan iyo waxyaabaha maanka dooriya. Booliiska…
[Nairobi] Waxaa maantay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhacay meertada 39-aad ee shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD, Soomaaliya waxaa oga qayb galay ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed. Meertadan…