[Muqdisho] Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho booqasho indha-indheyn ah ku tagay Maareeyaha Guud ee hay’ada Tayo-dhawrka Soomaaliyeed Burhaan Iimaan oo ay wehliyaan Agaasimayaasha Waaxda Tayodhawrka, Maamulka iyo Maaliyadda…