Gudoomiyaha golaha shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay [Golaha shacabka] gudoomiyaha goloha shacabka mudane Sheikh Adan maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dalka dib ugu soo laabtay saakay, kadib safar dhow maalmood qaatay uu kujoogay dalka Kenya 🇰🇪. Sheikh Adan Madoobe waxaa… by Jalwa June 22, 2022 Wararka