[Toddobaadka Xorriyadda] Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiila Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa munaasabadda 26-juun awgeed ubax dhigay taalada dhagax-tuur, oo ka mid…
[Todobaadka Xorriyadda] Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiil ah Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ey usuura galin weysay in uu ka qeebgalo Munaasabadda…