[Mogadishu] Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magacaaban muddo bil ka badan ayaan wali soo magacaabin golihiisa wasiirada, waxaana wali socda wadatashiyo ku aadan magacaabista golaha wasiirada. Sida aan wararka…
[Mogadishu] Waxaa dhawaanahan soo xoogaysanaya xogta la xariirta shaqsiga loo magacaabayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, warar xoogooda ayaa sheegaya in loo magacaabi doono maamulihii hore ee shirkadda Dahabshiil ee koofurta iyo…