free tracking
  • About
  • Privacy
  • Advertise
  • Contact
Today: September 24, 2023
Subscribe
Twitter Instagram Facebook-f Envelope-open-text
  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports
Close

Gobolka Banaadir

Dawladdaha Hoose ee Xamar iyo Kigaali oo aqoon is-dhaafsanaya

[Rwanda] Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo booqasho aqoon korosi ku jooga dalka Rwanda ayaa kulamo Aqoon kororsi la…

by Caana
November 8, 2022
Wararka

DEG_DEG: Muqdisho oo kacdoon looga dhawaaqay

DEG_DEG Gudoomiye ku xigeenka aminiga iyo siyaasada gobolka banaadir Cali Yare Cali ayaa ku dhawaaqay in wixii maanta ka danbeeya loo dulqaadan doonin ganacsatada Soomaaliyeed ee uruka nabad diidka siiya lacagaha.sida uu…

by Jalwa
October 31, 2022
Gudaha/Wararka

Faah-faahin: hoobiyaal lagu garaacay Xaafado katirsan Muqdisho

[Muqdisho] Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay…

by Caana
August 20, 2022
Wararka

Goddoomiyaha Gobolka ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda

[Muqdisho] Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii da’ay 24-kii saac ee ugu dambeeyay. Duqa…

by Caana
July 14, 2022
Wararka

Cumar Filish oo Magacaabay Guddiga Xuska Todobaadka Xorriyadda

Cumar Filish ayaa Magacaabay Guddi Heer Gobol  oo isugu jira Guddoonka Maamulka Gobolka, Agaasimeyaal iyo Guddoomiyeyaal Degmo. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta…

by Caana
June 20, 2022
Wararka

Download the App

Recommended

Waddani Times's App

pngegg-2

Stay in touch!

Facebook
Twitter
Google+

Recently Added

Download App

About Us

In time of ancient gods, warlords and kings, a land in turmoil cried out for a hero. She was Xena, a mighty princess forged in the heat of battle. The power. The passion.

Authors

  • Jalwa

    Masuuliyiin badan ayaa xilka wayn doonaa mdaxtooyada Soomaaliya oo…
  • Caana

    QORRAXDU MAXAY LA GADUUDATAA SUBAXII IYO GALABTII…
  • dalka

    Dowlada Soomaaliya oo looga fadhiyo 3 arin xalintood sanadkaan 2023

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Facebook-f Twitter Envelope-open-text

Top Authors

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

  • Xulka
  • World
  • Wararka
  • Travel

Links

  • About
  • Privacy
  • Terms
  • Contact

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.

  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports