Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS oo gaartay Garoowe [ Gobalka Nugaal ] Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sadia Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe Ee Dawlad Gobaleedka Puntland. Waxaa Garoonka Magalada Garoowe ku Soo Dhaweyey Qaybaha… by Caana June 23, 2022 Wararka