Ergayga Gaarka ee Madaxweynaha JFS ayaa manta gaaray gobalka gedo Abdirahman Abdishakuur warsame Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo maanta tagay degmada Doolow ee gobalka gedo ayaa Boqday xeeryaha barakacayasha. Xerooyinka Barakacayaasha uu booqday… by Caana June 20, 2022 Wararka