Muqadisho La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa bogaadisay tallaabadii uu Baarlamaanka Galmudug ku ansixiyay sharciga xakameynta hubka. Waxay sheegtay…
[Galmudug] Israsaaseyn u dhaxeysay ciidanka amniga iyo maleeshiyo ka careysan nin saakay lagu fuliyay qisaas ayaa ka dhacday Caabudwaq waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay…
War xalay kasoo baxay madaxtooyada Galmudug ayuu Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ku sheegay in ay weerarki Baxda ee shalay ku dileen rag ajnabi ah. Madaxweynuhu waxaa uu sidoo kale xusay in…