Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 100 Milyan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marwo Kristina Svensson…

Golaha Shacabka oo maanta yeeshay Kulan-kodii 1-aad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo labadiisa ku-xigeen oo maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 1-aad Kulankiisa 11aad  ee Golaha oo Ajendihiisu  ahaa dhamaystirka akhrinta koowaad  ee xeer-hoosaadka…