Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa [Muqdisho] Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa la siiyey fasax 15 maalmood ah, si acmaasha Xajka iyo munaasabadda ciidul Adxa ay u soo gutaan. “Waxaana Xildhibaanadda laga codsaday in ay… by Caana July 3, 2022 Wararka