Waxaa manta soo idladay Imtaxaankii Shahaadiga ee F12-aad

[ Imtaxaankii Shahaadiga ] Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS,Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Mudane…