[Godinlabe] Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Ergeyga ayaa u kuur-galay xaaladda xeryo…
Abdirahman Abdishakuur warsame Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo maanta tagay degmada Doolow ee gobalka gedo ayaa Boqday xeeryaha barakacayasha. Xerooyinka Barakacayaasha uu booqday…