Elon Musk ayaa jabiyay rikoorka adduunka ee khasaaraha ugu badan taariikhda kadib markii uu hoos u dhacay $182 bilyan Madaxa Tesla iyo Twitter waxaa uu hogaanka u hayay taajirnamada dunida oo iminka lagala wareegay, waxaana iminka hogaamiyana madaxa shirkada LVMH ee Bernard Arnault. In badan Elon waa uu ka soo muuqaday… by Jalwa Dhaqaalaha