[Somaliland] Golaha Wasiirada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxaana lagu lafo-guray arrimo ay ka…
[Mogadishu] Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan is xog-waraysi ah la qaatay Agaasimaha guud ee wasaaradaha iyo hay’addaha dowlada fedraalka Soomaaliya, isaga oo madaxda kala hadlay muhiimada ay dowlada ugu fadhiso…