habeenimadii xalay waxaa weerar loo gaystay xildhibaan katirsan xildhibaanada la doortay Xildhibaanka ayaa lagu weeraray hogiisa uu kadaganyahay magaalada Muqdisho qaasatan xaafadda taleex, weerar ka oo ahaa mid loo adeegsaday banbaano, weerarka…
Warar naga soo gaaraaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Tarsan oo iskaga baxay fadhi udhexeeyay madaxweynaha dalka Kenya iyo safiirada fadhiya wadankiisa, sida ay sheegayaan warar aan helnay ayaa sheegay in kula…