Garowe Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeyo ciidamada ammaanka Puntland iyo sidoo kale kuwa mucaaradka ee ku…
[PUNTLAND] Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la joojiyo in la iibiyo buugaagta manhajka waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo si loo saxo khaladaadka jira hadda, sida…
[Garawe] Saciid Cabdulahi Deni madaxweynaha maamulka Puntland ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ku qaabilay walkiilo kasocday beesha caalamka oo uu hogaaminaayo Ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya Ambassador James Swan, waxaana socodkaas ku wehlinaayay…