[Mogadishu] Warar ay noo xaqiijiyeen ila muhiim ah oo katirsan Hay’adda NISA ayaa sheegaya in isbadel lagu sameeyay qaabkii ay ciidamada iyo saraakiisha Hay’adda u shaqayn jireen tan iyo marki hogaanka uu…
[Masar] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Masar ayaa magaalada Qaahira kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan. Madaxweyne…
[Mogadishu] Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magacaaban muddo bil ka badan ayaan wali soo magacaabin golihiisa wasiirada, waxaana wali socda wadatashiyo ku aadan magacaabista golaha wasiirada. Sida aan wararka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: …
[Mogadishu] Muqdisho, 23, 07, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada Arusha ee dalka…
[Mogadishu] Waxaa dhawaanahan soo xoogaysanaya xogta la xariirta shaqsiga loo magacaabayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, warar xoogooda ayaa sheegaya in loo magacaabi doono maamulihii hore ee shirkadda Dahabshiil ee koofurta iyo…
[Mogadishu] Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay ciidmadii tababarka loogu qaaday dalka Eretria, waxaa warar soo baxay sanad kahor sheegayeen in ciidamdan ay qayb ka ahaayeen dagaaladi kadhacay Ethiopia. Afahanyeenka…
[Somalia] War saxaafadeed kasoo baxay taliska Maraykanka ee Soomaaliya ee loo yaqaan Africom, ayaa lagu xusay in ay fuliyeen duqayn cirka ah, duqayntan oo ka dhacday saldhigyo Alshabaab ay ku leeyihiin deegaano…
[Puntland] Saciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa xalay daahfuray shirwaynaha gurmadka abaaraha, isagoo shirar kala kale layeeshay ururada bulshada rayidka ah ee Puntlan. Xafiiska madaxweynaha ayaa shaaciyay in Denu uu kala…
[Mogadishu] Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan is xog-waraysi ah la qaatay Agaasimaha guud ee wasaaradaha iyo hay’addaha dowlada fedraalka Soomaaliya, isaga oo madaxda kala hadlay muhiimada ay dowlada ugu fadhiso…