Cumar Filish oo Magacaabay Guddiga Xuska Todobaadka Xorriyadda Cumar Filish ayaa Magacaabay Guddi Heer Gobol oo isugu jira Guddoonka Maamulka Gobolka, Agaasimeyaal iyo Guddoomiyeyaal Degmo. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta… by Caana June 20, 2022 Wararka