Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii xerada GORGOR

[Muqdisho] Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar loo adeegsaday gaari xamuul ah oo laga buuxiyey qaraxyo oo shalay lagu qaaday xero ciidamada Gorgor ay leeyihiin oo ku taalla deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan.…

Tirada ciidamada Al-Shabaab oo la shaaciyay

[Somalia] Ururka Alshabaab ayaa boqolkiiba 70% waxaa ay maamulaan koofurta iyo bartamaha Dalka, iyadoo intooda badan isku fidiyay sandiihii udanbeeyay waxaana arintaan ka saaciday khilaaf ka kadhexeeyay masuuliyintii maamulayay dalka. Sidaan wada…