Ronaldo ayaa laga dareemayay farxad iyo Ryan-rayn Intii uu kuguda jiray soo bandhigiisa cusub ee la qaatay naadiga Al Nassr, farxadaan ayaa ku aadan nolosha cusub ee u bilaabatay laacibkaan iyo family-kiisaba.…
Cayaartan adag ee dhexmartay Man city iyo kooxda martida loogu ahaa Stamford Bridge ee Chelsea ayaa kusoo dhamaatay 1-0, taaasoo micneheedu yahay in Man city kadhigtay farqiga dhibcaha 5, Arsenal ayaa hogaanka…
[Portugal] Laacibkaan reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha ugu saameynta badan dunida, sida ay shaacisay xog aruurin la sameeyay. Laacibkaan 37 jirka ah ee afka hore uga ciyaara Manchester…
[Cayaaraha] Naadiga kubada cagta Chelsea ayaa noqotay naadiga ugu cadcad saxeexa xiddigan reer Brazil ee Neymar oo la sheegay in PSG ay doonayso inay iska iibiso xagaagan, ayadoo si weyn hoos ugu…