dhawaanahaan waxaa socday dagaal lagula jiro Alshabaab kaasoo hogaanka guushiisu hayso dowlada fedraalka Soomaaliya, intii uu dagaalkaan socday Alshabaab waxaa laga saaray dhowr magaalo oo waawayn, maagaalooyinkaas oo ay katalinayeen 10-kii sano…
warar hoose oo aan helnay ayaa sheegay in madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed wajahayo culayso aad ufarabadan kuwaas oo looga hortagayo in uu ku darsado sanad kale maamulka, culayskaan ayaa oga imaanaya madaxtooyada…
Sanadkaan cusub ee bilaaban doona week kadib WhatsApp kuma sii shaqayn doonto devices ka badan 50, warkaan ayaa lafilayaa in bishaan Dec 31 la soosaaro. WhatsApp waxaa ay soo saartaa versions cusub,…
by Jalwa
Inkastoo Musk uu kamid yahay hogaamiyaasha teknoolajiyada ee wax badan kusoo shaqeeyay remote work maantay waxaa uu soo jeediyay in gabi ahaanba howshaas lajoojiyo, xaqna waa u leeyahay Musk in uu team…
[Rwanda] Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo booqasho aqoon korosi ku jooga dalka Rwanda ayaa kulamo Aqoon kororsi la…
[Muqdisho] Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhowr jug oo caawa laga maqlay inta badan degmooyinka Muqdisho, waxaana la sheegay in dhawaqa la maqlay uu ahaa qalqal gelin bulsho. Saraakiisha amniga…
[Gobolka Hiiraan] Ciidamada dowladda iyo Ciidamada dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ayaa la sheegay inay la wareegeen Saldhigii difaac ee ugu weynaa Khawaarijta oo ku yaallay Gobolka Hiiraan, kaasoo ku dhow xaruntooda…
[Puntland] Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku heynta degmada Boocame ee gobolkaasi, kadib markii ay ka baxeen ciidamada…
[Muqdisho] Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Shalay Galab ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, ilaa hadda isku dar tirada dadka geeriyooday ayaa lagu qiyaasayaa in kabadan 100 qof, in…
Tan iyo kolkii uu Elon shirkada lawareegay waxaa u sameeyay is badalo taabanaya dhinacyo badan sida isbadalka uu ku sameeyay shaqaaalaha isagoo shaqaale badan u arkay in aysan shirkada waxba u ahayn…